Xog Suldaan Cabdallahi oo Midayey Habarjeclo iyo Go,aankii Shirkii Xalay? 2 shardi iyo Diidmada..?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

Комментарии • 46

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 9 часов назад +4

    Mansha Allah Caafimaad taam ah Illah ha Siiyo Suldaanka Guud Ee Habarjeclo Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cali Muuse waa Hogaamiye Dhaqan Oo Aad tala qabeen u ah Taladiidasana ay in badan Habarjeclo ku Soo Dab iyo Reer keentay Guulo badana u soo horseeday Caafimaad taam ah illaah ha siiyo Suldaan ka yaga qaaliga ah Amiin Aamiin 🤲🤲🤲

    • @MahamedCabdi-p5h
      @MahamedCabdi-p5h 7 часов назад

      Allahacaafiyo suldaanka iyo intii muslina ee xanuunsayaba

  • @doggiesdog2064
    @doggiesdog2064 3 часа назад

    Waaba Legend Suldaanka Guud. Huwanta Laaluushkoodu Nin Aakhiro U diyaara Oo Rabigii Uumay Inuu La Kulmo Isu Diyaarinaya Iga Walee Inaanay Karaynin.

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 5 часов назад +1

    Saxafi dacaayada jooji salaadiinta h jeclo waxey dhisayaan wadani iyo kaah fadlan dacaayada kadaa 🙏

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 4 часа назад

    Allah cafimad ha siiyo suldan a/lahi❤

  • @munajamac1419
    @munajamac1419 9 часов назад +2

    Roraa loo ogaa in uusan kala saareyn intuu noolyahay hj❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 8 часов назад +4

    Ninkani warkan isagaa sameeyey. Waxa lagu garanayaa Kulanku goormuu dhacay(date) ayaa ka qayb galay iyo sawiro.
    Dhanka kale Sideedaba Suldaanku dhaqanka Somalida waa uu ku khasban yahay waxa tolkii inta badani isu raacdo. Suldaanimadu maaha qof keligii loo xannibnaado hadduu maqan yahay ama xanuunsanayo ama uu diido inuu aqbalo arrin la soo gooyey.

    • @FARDUUSCALI-s5j
      @FARDUUSCALI-s5j 6 часов назад

      Wa benale muuse ushaqeya haben kasta intas bu kena

  • @asmamahed5176
    @asmamahed5176 7 часов назад +2

    Suldaankayaga guud allow noo barake ❤

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 7 часов назад +1

    Guuuuuuul kulmiye kulmiye kulmkulmiye ìnsha alleh ❤❤❤❤

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 8 часов назад +1

    Suldan Abdilahi Allah ha daayo guul Somaliland ❤❤❤❤

  • @fahadcumar
    @fahadcumar 7 часов назад +2

    Reer uuguuray mafahantay
    Wllo

  • @NuraQallib
    @NuraQallib 6 часов назад +1

    Imisa jeer buuwaxaa kahadlay sidan mawariyo nimaa hj kasamra maaha xoolo aad idinku laadihiine

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 7 часов назад +1

    Guul kulmiye

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 8 часов назад +2

    WELI MA BEENTIIBAD WADAA WALEE GODKAA MA QODMO

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 5 часов назад

    Sxb Ashabab ka Faqash tu wasi jirtey ina Guuleedka aad shegysa ma aha SULDAAN ee Daba qoodhi uu dabo qoodhi dhalay ee weligiba u Fataali jirey Faqash ta . Hj umaha aha SULDAAN ee NjmanAxmad Faarax ayu xoog ku haysta. Futada u dhigta Daarood ka amar qaata ee wllhi ISAAQ guuleysta ayu ugu neceb yahay. Snm wuxu u yaqaana Gaalo & xaaraam .

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 9 часов назад +2

    Hore ba waa loo ogaa inanu suldaanku waxaa aqbaleyn

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np 8 часов назад +1

    Kkkkkk
    Salaadiyiinta!!!! Sax mise khalad????
    Salaadiinta dheh adeer.
    Suldaan > keli (Singular)
    Salaadiin > wadar (Plural)

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 8 часов назад +1

    suldaanku warkiisa waa lama taabtaan

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 9 часов назад

    Guuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva somalilnd viiva somaliland

  • @asmamahed5176
    @asmamahed5176 7 часов назад

    Salaadiin dheh pro 😂

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 7 часов назад +1

    Hjeclooy 4 afarta doofaar ka takhalusa waa mujrimiin doonaya in SSB ay burburiyaan. Mujrimka Mohamoud Gulaid shaqo ka qabta waa Ictisaam Somaliland diid ah oo huwanta la shaqeeyo.

  • @RayanRayanabdirahimmahamoud
    @RayanRayanabdirahimmahamoud 9 часов назад +1

    Kuquso.qodhaanjo
    Kulmiye.guuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HooyoMuna
    @HooyoMuna 5 часов назад

    Wasida waa kulmiye codku

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 9 часов назад +1

    BEENAALE XAASIDKA DALKA AH XOGNA MA OGID BEEN BAA OG THY TUUG LA KIREYSTAY

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 6 часов назад

    BEENAALE WAAR ISKA AAMUS HABAR JECLO ISKUMA DIRI KARTIDE

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 7 часов назад

    Nin jilicsan looma baahna cirro wuu hurdaa

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 7 часов назад

    Hooyadaa siilkeedii was khaniis heeego

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 2 часа назад

    FOOLXUMADA. IGU SHUBODU WAA KAA WAR LA WADA HAYO NATIIJADEEDA NINKANI BEEN KA SHEEGAYA...AKHAS

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 9 часов назад +2

    Beenaale heego

    • @khadarcarab632
      @khadarcarab632 9 часов назад +1

      @@zaynabzaynab kkkkkkkk adaa hurda oo aan waxba ogayn weliba caasi ah

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 4 часа назад

    Beeni raad maleh, xiniinyihiina fuuula ragbaa Alle idinka dhigaye, hj haku dawikhin, iimaanka Alle haydiinka reebo heegoy🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abwaandhabkahadal
    @abwaandhabkahadal 5 часов назад

    Kadaab ehelu naara baadtahaye kadaa dadka beenta inan gumeedyow inan gumeedku dhalay

  • @WadoCad
    @WadoCad 8 часов назад

    Meeshu maaha boqortooyo waxaad u hadlaysaa sidii in beeshu tahay nidaam boqortooyo.

  • @sheikhadamali5693
    @sheikhadamali5693 6 часов назад

    Warkani waa been qaawan

  • @Mokosovo
    @Mokosovo 6 часов назад

    Beenaale dabadhil7f ah

  • @AliAwadYonismohamed
    @AliAwadYonismohamed 6 часов назад

    Beenaale ayaad tahay hadaanu habarjeclo nahay waxaan leenahay viva wadani lagama yaabo inaanu cod siino mar danbe muuse shaani iyo qidhunkiisa heego ah ok viva wadani ❤

  • @CabdiFaarax-u9y
    @CabdiFaarax-u9y 9 часов назад +1

    Beenaale.wuuaqbalay

    • @IdilCabdi107
      @IdilCabdi107 6 часов назад

      Ma aha been run buu sheegay adigu wax hubso

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 9 часов назад

    Suldaanka guud wuxuu go.aamiya inta waxgaradka reerka isku raacan malaha talo isaga u gaar ah laakin adiga views Dartii aad beenaale u tahay kkkkkkkkk

  • @FARDUUSCALI-s5j
    @FARDUUSCALI-s5j 6 часов назад

    Beenale beenale

  • @MustafhugurHugur
    @MustafhugurHugur 9 часов назад

    Beenaale

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 9 часов назад

    Waar odayguu wuu gaboobay oo waxba ma oga

    • @khadarcarab632
      @khadarcarab632 8 часов назад

      Adigaa riyoodaye
      run.weeyaan midaasiye
      Roodhi ku liq xaqiiqada
      Reer faan ku nooloo
      Rayigoodu liitaan
      Abid dagin dhul raysloo
      Uu ramaas ka daaqoo
      inuu riiqmo mooyee
      Xooluhu ma raystaan
      Loo raro abaartee
      Raxan.raxan usii dume
      Kii rafaadshay duunyadu
      Qadar riiximaayee
      Waa inuu rumaystaa
      Rabina, uu u laabtaa
      Ruqadiisa sii nool
      Dooga uu la raadshaa